Rasaas laga maqlayo gudaha xabsiga Dhexe ee Xamar

Rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa xarunta Xabsiga Dhexe ee Muqdisho sida Keydmedia Online ay ka ogaatay goob-joogayaal.

Warar Keydmedia Online
Rasaas laga maqlayo gudaha xabsiga Dhexe ee Xamar

MUQDISHO, Soomaaliya - Wararka laga helayo xarunta Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa sheegaya in ay halkaas ka socoto rasaas xooggan oo aan weli faah-faahin rasmi ah laga heynin waxa ay tahay.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in kooxa hubeysan ay ka dagaalamayaan, halka warar kalena ay sheegayaan in maxbuus xabsiga ku xirnaa uu qoray ka dafay mid ka mid ah ilaalada xabsiga kadibna rasaas furay.

Hay'adaha Amaanka oo aan la xiriirnay ilaa hadda faah-faahin kama bixin.

Wixii ku soo kordhoKeydmedia Online kala soco inshallaah.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.