Rasaas laga maqlayo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa Xabsiga Dhexe ee Muqdisho sida goob-joogayaal ay u sheegen Keydmedia Online.

Warar Keydmedia Online
Rasaas laga maqlayo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Wali faah-faahin rasmi ah lagama hayo maadaamu wali socdo Is-rasaaseynta.

Kani waa War Kooban, wixii Faah-faahin ah kala soco bogga Wararka ee Keydmedia Online.

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.