Rooble oo ku dhawaaqay Guddiga Doorashada iyo Xalinta Khilafaadka 

Ra'isul Wasaaraha DF, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay guddiyadda doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka heer federaal.

Warar Keydmedia Online
Rooble oo ku dhawaaqay Guddiga Doorashada iyo Xalinta Khilafaadka 

MUQDISHO, Soomaaliya - Guddiyadaan oo qorshuhu ahaa in la magaabo 10ka ilaa 20 October ayuu Ra'isul Wasaaraha magacaabay caawa, labo todobaad kadib waqtiga ay dowladda qabsatay.

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa ka kooban 25 xubnood, meesha guddiga xalinta khilaafaadka ee dowladda uu ka kooban yahay 21 xubnood.

Guddiga Khilaaf xalinta:

  1. Axmed Ciise Geelle
  2. Maxamed Faarax Xirsi
  3. Cali Maxamuud Faarax (Cali Zeko)
  4. Nimco Axmed Cabdi
  5. Maxamed Aweys Maxamed
  6. Cabdulqaadir Xusseen Cabdi
  7. Cabdullaahi Abyan Nuur
  8. Xusseen Laki Maxamed Maxamuud
  9. Saaqo Aadan Maxamed
  10. Cabdirisaaq Cali Kaahin
  11. Amal Mustafe Muuse
  12. Mohamed Ibrahim Barre
  13. Abdi Mohamed Sheikh
  14. Burhaan Cilmi Xirsi
  15. Yasmiin Maxamuud Cabdi Xaamud
  16. Warfaa Maxamed Jaamac
  17. Axmed Yuusuf Maxamuud
  18. Garaad Yusuf Maxamuud
  19. Mustafa Macalin Cali Salaad
  20. Farxiyo Xasan Cusmaan
  21. Liibaan Cusmaan Nuur

Xubnaha Guddiga Doorashada ee Heer Federaal ee Doorashooyinka 2020-2021

  1. Cabdiwali Maxamuud Cilmi
  2. Maxamed Xassan Maxmed
  3. Mahad Dheere Xaashi
  4. Mowliid Mataan Salaad
  5. Faadumo Maxamed Cabdullaahi
  6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
  7. Caasho Abuukar Qaasim
  8. Madiina Adan Malaboow
  9. Cabdinuur Maxamed Axmed
  10. Saciido Maxamed Muscid
  11. Maxamed Aadan Cusmaan
  12. Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
  13. Axmed Maxamed Ducaale
  14. Caydaruus Saalax Yuusuf
  15. Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
  16. Liban Abukar Osman.
  17. Yusuf Mohamed Kheyr
  18. Muse Geelle Yusuf
  19. Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
  20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
  21. Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
  22. Liibaan Axmed Xasan
  23. Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
  24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
  25. Maxamed Maxamuud Caddow

Waxaa muuqata dib u dhac doorasho, maadaama lala daahay magacaabidda guddiyadda, lana diyaarin goobaha codbixinta.

KEYDMEDIA ONLINE ayaa horay uga diyaarisay warbixin ku saabsan daaha doorashooyinka laga cabsi qabo, waxayna u muuqataa mid ku socota waddadii aan horay u sheegnay.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.