RW Rooble oo 3 maalmood kadib ku laabtay Muqdisho

Wuxuu ahaa safarkiisii ugu horeeyay oo ku tago magaalo ku taalla dalka tan iyo markii la magacaabey September. 

Warar Keydmedia Online
RW Rooble oo 3 maalmood kadib ku laabtay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo maanta soo gabagabeeyay safar 3 cisho qaatay ee ku tagay Baydhabo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Rooble ayaa intii uu joogay Koonfur Galbeed waxa uu xarigga ka jaray wadooyin Bangiga Aduunka dhisay, Iskuullo, xarumo caafimaad iyo adeegyo kale oo dowladdu ka hirgaliay Koonfur Galbeed Soomaaliya. 

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.