RW Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka

Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayaa tan iyo shalay waxaa ka socda kulamo xiriir ah, oo lagu dardargelinayo howsha culus ee loo dhiibay Maxamed Xuseen Rooble.

Warar Keydmedia Online
RW Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka

MUQDISHO, Soomaaliya -   Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga Gobolka Banaadir, waxaana kulanka uu ka dhacay xafiiskiisa Maanta.

Shirka oo ahaa mid albaabada u xiran ayaa looga hadlay dardar-gelinta ammaanka, dhammeystirka dib-u-habeynta ciidamada iyo dagaalanka Al-Shabaab.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.