NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Gobolka ayaa ah midka ugu xasaradaha badan dalka Soomaaliya, iyadoo ay ka socdaan dagaallo iyo weeraro joogto ah oo barbar socota colaad sokeeye.
MUQDISHO, Soomaaliya - Shan qof oo shacab ah ayaa lagu dilay Maanta duleedka degaanka Yaaqbariweyne, oo ku dhaw degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Saraakiisha gobolka qaar kamid ah oo la hadlay Keydmedia Online ayaa sheegay in dabley hubeysan ay hal meel kuwada dileen shanta qof oo ku sugnaa tuuladda Yaaqroobley, waxaana falka uu la xiriiraa aano qabiil oo ka taagan degaanada ku dhaw Wanlaweyn.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments