War Deg Deg Ah: Madaxweyne Sharif Axmed oo Madaxtooyada laga soo saaray

Muqdisho (KON) - Warar Keydmedia Online soo gaaray ayaa sheegaya in Madaxweyne Sheikh Sharif Sheikh Axmed laga soo saaray Madaxtooyada "Villa Soomaaliya".
Warar Keydmedia Online
War Deg Deg Ah: Madaxweyne Sharif Axmed oo Madaxtooyada laga soo saaray

Ciidamada Ugaanda ayaa Caawa kasoo saaray Sheikh Sharif Madaxtooyada waxeyna dajiyeen Lootadii ey horey u deganaayeen Sharif Xassan iyo Cabdiweli Gaas.

Wararku ayaa sheegaya in Sadexda Madax ey Caawa isku Looto Muqdisho ka dagan yihiin.

Keydmedia Online ayaa Warkaan soo gaarsiiyay Sargaal ka shaqeeya Madaxtooyada.

Waqtigaan Xaadirka ah Ma noo suurtagaleyso in aan Boqolkiiba Boqol Xaqiijino Warkaan laakiin Faahfaahinta Xogtaan filli Bari Subax!

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho