Egypt releases Somalia girl who killed driver for attempted rape
“Qofka haddii shaqsiyadiisa wax laga weydiiyo wuu is amaanayaa laakiin aniga waxaan kuu sheegayaa in aanan wax badan soo baran oo aanan jaamici aheyn, waxaan dhigtay ilaa dugsi sare ” sidaa waxaa yiri shariif Xasan oo wareysi siiyay Keydmedia.
“Tan iyo yaraanteydii waxaan ahaa ganacsade ilaa aan ka noqday gudoomiye baarlamaan” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.
Wareysigan ayaa shariif xasan waxa uu siiyay keydmedia dhawr sano ka hor xiligii uu ka tirsanaa asbaheysiga Asmara, waxaana tani ay noqoneysaa arin lala yaabo in Shariif xasan oo aqaan buuran aan laheyn inuu wareeriyo Madaxweynaha iyo R.wasaaraha oo iyagu ah dad aqoonyahano ah oo jaamacada ka soo baxay.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments