Shir Saddex Madaxweyne uga furmaya Baydhaba

Shirka Baydhabo waxaa lagu soo beegay xili Farmaajo uu ku casuumay Maanta dhamaad Madaxda Maamul Goboleedyada iyo duqa Muqdisho kulan doorashadda looga hadli doono.

Warar Keydmedia Online
Shir Saddex Madaxweyne uga furmaya Baydhaba

BAYDHABO, Soomaaliya - Madaxweynaha HirShabeelle ayaa Maanta oo Talaado ah gaarey magaaladda Baydhabo, ee xarunta gobolka Baay oo la filayo inuu ka furmo Shir saddex-geesood ah, oo ajandihiisa wali la shaacin.

Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor ayaa la filayaa inuu ku biiro shirka uu marti-gelinayo Lafta Gareen, kaasoo saddexa Mas'uul ay uga arinsan doonaan go'aankooda ka qeybgalka Wadahadallada Villa Soomaaliya ku baaqdey.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 9 June 2021 15:42

Inkastoo runtii la qarinayay muddo dheer kadib ay bannaanka timid, hadana arrinta dhaliyarada loo qaaday Eritrea, ayaa sii murugsanaan karta haddii aysan su’aalahaan muhiimka ah ka jawaabin Rooble iyo Kheyre.