Shuban biyood marka ka dilaacay

Wararka laga helayo Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Sh.hoose ayaa sheegaya in dadka ku nool magaaladaasi uu fara ba'an ku hayo cudurka shuban biyoodka
Warar Keydmedia Online
Shuban biyood marka ka dilaacay

Warbixinada la helayo ayaa sheegaya in 48-saac ee la soo dhaafay isbitaalka Magaaladaasi la geeyay ku dhawaad 30 Caruur ah oo il daran Cudurkaasi, iyadoona dhanka kale ay jiraan caruur kale oo lagula tacaalayo guryahooda.

Warar dhanka Caafimaadka ah ayaa sheegaya in mudooyinkanba ay soo badanayeen caruurta uu soo ridanayo cudurkaasi, waxaana saraakiisha caafimaad  ee deegaanka ay ka codsadeen shacabka ku nool Magaalada in ay  dadaal xoogan u galaan sidii ay nadaafada u hagaajin lahaayeen si looga bad baado cudurkaasi.

www.keydmedia.net




Warar 19 January 2022 16:49

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee masuulka ka ah hirgalinta hannaanka doorashooyinka dadban, ayaa qeylo-dhaan ka muujiyay habka loo maamulay mid ka mid ah kuraasta Aqalka hoose ee taalla Puntland.