Soomaaliya oo loogu deeqay $40m

Bangiga Adduunka ayaa meel-mariyay shalay deeq lacageed oo gaareysa $40m, taasoo loogu tala-galay in wax looga qabto dhibaatada Anyaxa.

Warar Keydmedia Online
Soomaaliya oo loogu deeqay $40m

Anyaxa ayaa baabi'iyay dalagii beeraha gobollada Soomaaliya, iyadoo ay saameysay dhibaatadiisa 2.6 milyan oo qof, oo hadda cunto yari soo wajahday.

Wax soosaarka beeraha ayaa laf-dhabar u ah dhaqaalaha wadanka, iyadoo malaayiin Soomaali ah ay noloshooda ku tiirsan tahay, kuwaasoo mudooyinkii dambe la kulmaya abaaro iyo fatahaado saameeyay dhul-beereedka.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.