Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo ahaa Ugaaska Beesha Xawaadle ayaa caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO - Alle ha u naxariisteen Ugaas Xassan ayaa fiidnimadii caawa ah ku geeriyooday Hoteel Mubaarak uu ka degganaa magaalada Muqdisho.
Ugaaska ayaa la caleemo saaray 25 July 2016kii kaddib markii uu geeriyooday walaalkiisa Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.
Ugaaska ayaa la rumeysan yahay in uu u geeriyooday Cudurka Covid 19, inkastoo aan wali la xaqiijin.
KEYDMEDIA ONLINE
Maamulka Puntland ayaa caawa shaacisay mowqifkeeda ee ku aadan ismari-waaga siyaasaddeed ee ka taagan dalka.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments