? Video Cajiib ah: Gudoomiye Xisbi oo ka badbaaday isku day Dil

Nairobi (KON) - Gudoomiyaha Xisbiga Turkiga DPS ee Dalka Bulgariya Ahmed Dogan oo Khudbad jeedinaya ayaa Shalay ka badbaaday isku day Dil, kadib markii Bistooladii ay "Shaqeyn" weyday.
Warar Keydmedia Online
? Video Cajiib ah: Gudoomiye Xisbi oo ka badbaaday isku day Dil

Weerarkaan ayaa hada kasoo baxay Video, waxaana Video-ga laga arkaayaa Nin siduu usoo ordaayo Bistoolad Madaxa ka saaray Ahmed Dogan.

Halkaan ka Daawo Video-ga:-

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi