Waare oo magacaabis sameeyay

Madaxweyne cusub ayay HirShabeelle yeelan doontaa maalmaha ama todobaadyada soo aadan, waxaana Villa Somalia diyaarisay qofkii noqon lahaa oo Muqdisho ku sugan.

Warar Keydmedia Online
Waare oo magacaabis sameeyay

MUQDISHO, Soomaaliya - Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynaha uu waqtigiisu dhamaadey ee HirShabeelle ayaa Maanta magacaabey xubno cusub oo Maamulkiisa ku mateli doono gudiga doorashooyinka dalka.

HALKAN HOOSE KA AKHRI LIISKA:

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.