Wafdi ka socda DF oo gaarey Baydhabo

Wafdiga ayaa la filayaa inta ay ku sugan yihiin Magaalada Bayhdbao inay booqdaan Xarumo Waxbarasho oo halkaasi ku yaalla sidoo kale ay la kulmaan Madaxweynaha koonfur Galbeed.

Warar Keydmedia Online
Wafdi ka socda DF oo gaarey Baydhabo

BAYDHABO, Soomaaliya - Wafdi ka socda dawladda oo uu hogaaminayo Wasiiru dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa maanta gaarey Baydhabo.

Ujeedka safarka Wasiiru dowlaha ayaa la sheegay inuu yahay sidii mashaariic lagu hormarinayo Waxbarashada uga fulin lahaayeen Baydhabo.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.