Wafdi ka socda Galmudug oo goor dhow soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (KON) - Wafdi ka socda Maamulka Galmudug ayaa Saakay kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Adan Cade International Air-port.
Warar Keydmedia Online
Wafdi ka socda Galmudug oo goor dhow soo gaaray Muqdisho

Wafdiga waxa hogaaminaya madaxweyne ku xigeenka maamulkasi Cabdi Samad Nur Guled waxana ku wehliya qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka Galmudug.

Hadafka wafidigaan ayaa waxa ay tahay in iyagu ay ka qeyb gali doonan shirka magaalada Barasalis bisha soo socota ka furmi doona oo dowlada Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamulka goboleedyada wadanka ka jira lagu martiqaaday.

Shirka ka furmaya bisha September ayaa la filayaa in tageero caalami ah loogu fidiyo dowlada Soomaaliya

Keydmedia Online – Xafiiska Muqdisho