Egypt releases Somalia girl who killed driver for attempted rape
Waxay suxufiyiinta Muqdisho sameeyeen shalay dibadbax ay ku dalbanayaan in lagu soo daayo C/llaahi Kulmiye, maadaama uusan gelin dembi, islamarkaana maxkamad soo eedeynin.
MUQDISHO, Soomaaliya - Wariye C/llaahi Kulmiye Caddow ayaa maalintii 4aad u afduuban NISA, isagoo ku xiran xabsi qarsoodi ah oo Muqdisho ku yaalla, sida ay sheegeen ururada u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda saxaafadda.
Wariye ayaa loo xiray inuu wareysi ka qaadey ganacade Abuukar Cadaan, oo sheegay inuu taageersan yahay fekerka Al-Shabaab, islamarkaana ku faraxsan yahay weerarada lagu qaadayo AMISOM. Warar ayaa sheegay inay NISA sii daysay Ganacsadaha oo hal maalin xirnaa.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments