Wariyeyaal lagu xiray Puntland

Puntland ayaa kamid ah Maamullada aysan ka jirin xoriyadda hadalka, waxaana safka hore ka gashay meelaha sida aadka ah loogu dhibaateeyo suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Warar Keydmedia Online
Wariyeyaal lagu xiray Puntland

GAROWE Soomaaliya - Agaasimihii Radio Daljir xafiiskiisa Garowe, Khadar Cowl iyo Weriye Cabdiqani Fantastic oo isla idaacddaasi katirsan ayaa lagu xiray maanta saldhigga Garowe.

Weriyaasha ayaa saaka tagey maxkamadda derejada-koowaad, iyagoo ka doonaya in ay su'aalo uga jawaabaan, balse markii ay tageen la xiray, sida ay baahisay Idaacadda Daljir.

Wixii kusoo kordha warkan, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.