Xeebta Liido iyo Maantay - Daawo

Muqdisho (KON) - Kumannaan Qof oo Shacabka reer Muqdisho ah ayaa maalin kasta oo Jimco ah isugu soo Baxda Xeebta Liido...
Warar Keydmedia Online
Xeebta Liido iyo Maantay - Daawo

Dadweynaha ayaa ku farxay inay ku damaashaadaan xeebta liido iyo baddeeda iyadoo aad arkeyso marka aad booqatid Dhallinyarada aad u da’ yar oo ku kala mashquulsan ciyaarta kubbadda cagta iyo qaar iyagu ku dhex dabaalanaaya baddeenna oo ay kheyraad farabadani ka buuxaan.

Daawasho Wacan

Photos By: C/rashiid Nuur Xuseen (Nuune)