Xubnaha Soomaaliya ka masali doona Urur Goboleedka IGAD - Aqriso Liiska

Nairobi (KON) - Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Magacaawday Xubno Soomaaliya ka masali doonto Urur Goboleedka IGAD.
Warar Keydmedia Online
Xubnaha Soomaaliya ka masali doona Urur Goboleedka IGAD - Aqriso Liiska

Gudigaa aya ka kooban 5 Qof, halkaan ka Aqriso:

  1. Jen Maxamed Sheekh Xasan oo ah Gudoomiyaha Guddiga
  2. Cabdi Aadan Diiriye
  3. Jamaal Maxamed Baarow
  4. Cabdi Aadan Dhoore

Guddigaan ayaa fududeyn doona Howlgalinta qorshaha loogu magacdaray “Barnaamijka Qaran ee Amaanka iyo Xaslininta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya” ee dhawaan kasoo baxay Shirkii IGAD ee Addis Ababa.

Sidoo kale Guddigaan ayaa Shaqadiisu waxeyn noqon dooonto maamul u sameynta deegaanadii lagala wareegay Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab.

IGAD ayaa ilaa iyo hada Xubko ka yihiin Dowlada Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi