Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ah meesha ugu badan ay ka dhacaan howlgallada Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyadoo Mareykanka uu ka fuliyo duqeymaha dhinaca cirka.
MUQDISHO, Soomaaliya - Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidamada Xoogga dalka ayaa sheegay in howlgal cusub oo DANAB ka fuliyeen Shabeellaha Hoose lagu dilay 7 xubnood oo kamid ahaa Kooxda Al-Shabaab.
Ma uusin sheegin taliyaha goobta uu ka dhacay howlgalka iyo goorta, balse warbaainta dowladda ayaa tebisay in howlgallada gobolka ay xoogeysteen, islamarkaana jab culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab dagaaladii ugu dambeeyay.
KEYDMEDIA ONLINE
Dadkii Farmaajeysnaa 2017 waxay eedeen taageeradoodii, oo ay ka dhaxleen hogaan xun, musuq-maasuq, xad-gudub iyo kaligii-talisnimo.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments