DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
Ciidankii ugu horeeyay ee yimid dalka waxay ahaayeen kuwa Uganda 2007, waxaana ku xigay Burundi.
Shirkan oo albaabada u xiran ayaa waxaa ku baaqday in la qabto dowladda Ingiriiska, oo si aad ah ugu lug leh arrimaha siyaasadda Soomaaliya.
Duqeynta waxay ka dhacday degaanka Mushaani, oo aan ka fogeyn Janaale, oo sanadkii tagey Kooxda Al-Shabaab laga saarey.
Safiirka Uganda u fadhiya Qaramada Midoobey Adonia Ayebare ayaa beeniyay warkan oo warbaahinta Caalamka ay qoreen.
The Chairperson of the African Union Commission Moussa Faki urged Kenya and Somalia to exercise restraint and engage in dialogue in conformity with the IGAD-led process.
Kooxda Al-Shabaab ayaa wali beegsi ku haysa Saldhigyadda Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.
Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa dilay ugu yaraan 189 dagaalyahan oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab kadib weerar qorsheysan oo lagu qaaday goob ay ku shirayeen.
Weerarka ayaa ka dhacay meel ku dhaw Buundada laga galo degmada Buurdhuubo, oo katirsan gobolka Gedo halkaasoo Ciidamada Itoobiya ay saldhig ku leeyihiin,
The attack becomes the second of its kind targeting Kenyan forces in the vicinity of Dhobley district in Lower Juba region under Jubaland, which is regularly the scene of Al-Shabaab terrorist assaults.
Waxay dadka degaanka ay sheegeen in weerarka uu ahaa mid argagax ku abuuray shacabka, maadaama ay khatar ugu jiraan inay bartilmaameedsato Al-Shabaab.
Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye oo 30-KM ah ayaa waxaa ka dhaca qaraxyo miino oo lala eegtay gaadiidka Ciidamada DF iyo AMISOM.
Ciidamada ayaa si aan kala sooc lahayn ugu furay rasaas dad shacab ah oo ka agdhawaa goobta lagu qarxiyay Kolonyada AMISOM.