Keydmedia Online Topic page

Boosaaso

News Keydmedia Online | 26 October 2020

Isagoo shalay ka hadlayay furitaanka kal-fadhiga 47aad ee Baarlamaanka Puntland, Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Maamulkiisa uu ka walaacsan yahay fulin la'aanta heshiiska dekadda Boosaaso oo ay la galeen horaantii 2017 shirkadda P&O Port, oo ay leedahay DP World.

News Keydmedia Online | 25 October 2020

Degaanada Puntland ayaa mudooyinkii dambe waxaa kusoo kordhayay kiisaska Kufsiga loo geysto gabdhaha yaryar, waxaana laamaha amniga ku guuldareysteen inay wax ka qabtaan.

News Keydmedia Online | 18 October 2020

Askarta ayaa la sheegay inay ka cabanayaan xuquuq la'aan, waxayna Saraakiisha hogaaminaysa ku eedeeyay Madaxweyne Deni inuu lunsaday lacagtii loogu tala-galay Ciidamada amniga.

News Keydmedia Online | 13 October 2020

Shirkadda DP World ayaa mudo 30 sano ah loo saxiixay inay maamusho dekadda Boosaaso, oo ah isha dhaqaalaha ugu wayn ee maamulka Puntland.

News Keydmedia Online | 29 July 2020

Markii la gaaro bisha Carafo, waxaa dalka Sacuudiga isagu tago labo illaa saddex milyan oo Muslimiin ah, oo daafaha caalamka isaga kala yimaada si ay u gutaan waajibaadka Xajka.