Keydmedia Online is under expansion!
Maamulkan oo aan lahayn illo dhaqaale oo aad u badan ayaa dhawaan qaadey bandowgii saarnaa degaanadiisa, kadib markii shacabka dhibaato kala kulmeen xayiraadda COVID-19.
Shirka ayaa lagu shaaciyay in Duullimaadyada heerka Caalami ee dalka dib loo billaabayo Agoosto 03, 2020, sidoo kalana waxaa golohu ogolaaday Iskuulaadka iyo Jaamacadaha dalka in dib loo furo Agoosto 15, 2020.
Soomaaliya ayaa loogu deeqay lacag gaareysa $25 Milyan oo doollar oo loogu talagalay masiibada COVID-19.
Wasaaradda Caafimaadka dalka ayaanan mudo todobaadyo ah diiwaan-gelin wax dhimasho ah oo Caabuqa uu sababay, iyadoo arintaasina aad loo soo dhaweeyay.