Weriye lagu dilay Gobolka Mudug
Somalia has joined the long list of countries waiting to receive the COVID-19 vaccination. The country expects to get 1.2 million doses of the Oxford Astrazaneca vaccine from WHO in March and April 2021.
The pandemic is spreading rapidly in the entire capital, according to a joint statement issued by the ministry with 8 people who died over the last 48 hours in Mogadishu.
Go'aankan kasoo baxay Gollaha Wasiiradda ayaa yimid kadib markii uu laba-kacleeyay COVID-19.
120 qof ayaa sanadkii tagey 2020 COVID-19 ku dilay Soomaaliya, kuwaasoo badankooda Muqdisho ku noolaa, waxaana sanadka billowdga ah la diiwaangeliyay dhimashadda 30 qof.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay inay diiwaangelisay kiisas aad u badan sanadkan, iyadoo dalka la filayo inuu dhawaan helo Tallaalkii ugu horeeyay.
“I send my deepest condolences to the family, friends, and the Somali people on the passing of Ahmed Abdinur, one of the pillars of Somalia’s media,” Somali PM Mohamed Hussein Roble tweeted.
Wasiirka ayaa sheegay in caabuqa COVID-19 uu hakiyay dhaq-dhaqaaqii ganacsiga dalka, iyadoo ganacsatada soo gaartay khasaaro xoog leh oo horey aan usoo maray mudadii burburka.
Maamulkan oo aan lahayn illo dhaqaale oo aad u badan ayaa dhawaan qaadey bandowgii saarnaa degaanadiisa, kadib markii shacabka dhibaato kala kulmeen xayiraadda COVID-19.
Shirka ayaa lagu shaaciyay in Duullimaadyada heerka Caalami ee dalka dib loo billaabayo Agoosto 03, 2020, sidoo kalana waxaa golohu ogolaaday Iskuulaadka iyo Jaamacadaha dalka in dib loo furo Agoosto 15, 2020.
Soomaaliya ayaa loogu deeqay lacag gaareysa $25 Milyan oo doollar oo loogu talagalay masiibada COVID-19.
Wasaaradda Caafimaadka dalka ayaanan mudo todobaadyo ah diiwaan-gelin wax dhimasho ah oo Caabuqa uu sababay, iyadoo arintaasina aad loo soo dhaweeyay.