Keydmedia Online Topic page

Dhacdooyinka%20todobaadka

Report Keydmedia Online | 2 November 2020

Todobaadkii tagey waxaa dhacay weeraro, dilal shirqool ah iyo doorasho ka billaabatey HirShabeelle, waxaan Warbixinta dhacdooyinka todobaadka ee Keydmedia Online ku eegaynaa waxyaabihii ugu doorka roonaa.

Report Keydmedia Online | 26 October 2020

Todobaadkii na dhaafay, wuxuu watay maalmo kale oo Madaxweyne Farmaajo baal-mugdi ah ka galay Taariikhda Soomaaliya, waxay shacabka ku xasuusan doonaan dhibaatooyinkii laga dhaxlay Maamulkiisa, waa Warbixinta dhacdooyinka todobaadka ee Keydmedia Online. 

Report Keydmedia Online | 5 October 2020

Todobaadkii na dhaafay wuxuu u ahaa mid Soomaaliya lagu xasuusto go’aankii Madaxda DF iyo Maamullada ee doorashooyinka dalka, oo ku jiray mugdi iyo shaki inay waqtigooda ku qabsoomaan, sidoo kale Musharaxiinta ayaa bilaabay ololihii doorashada - Tani waa dhacdooyinka Isbuucaan.

Report Keydmedia Online | 28 September 2020

Todobaadkii tagey wuxuu ahaa mid watay dhacdooyin kala duwan, waxaan warbixintan diiradda ku saaraynaa amniga iyo siyaasadda kuwii ugu waaweynaa ee Keydmedia Online qortay.

Report Keydmedia Online | 21 September 2020

Todobaadkii tagey wuxuu ahaa mid watay dhacdooyin kala duwan, waxaan warbixintan diiradda ku saaraynaa amniga iyo siyaasadda kuwii ugu waaweynaa ee Keydmedia Online qortay.

Report Keydmedia Online | 14 September 2020

Todobaadkii tagey wuxuu ahaa mid watay dhacdooyinkiisa u gaarka ah, haddaba waxaana warbixintan kugu soo gudbin doonaa kuwii ugu waaweynaa, tani waa dhacdooyinka Isbuucaan.

Report Keydmedia Online | 7 September 2020

Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah AMISOM ayaa 7 qof oo shacab ah ku dilay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, Madaxda Maamullada Puntland & Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray iyo Ardaydii ugu badnayd oo ku dhacday Imtixaanka Dowladda - Tani waa dhacdooyinka Isbuucaan.

Article Keydmedia Online | 5 July 2014

Dr. Samatalis Haille, (London) - Maalintii ay ahayd bisha 26ka Juun, 2014, waxaa saldhig ku yaalla Buulo Barde oy leeyihiinda ciidamo ka socda wadanka Jibuuti, oo ka tirsan AMISOM, weeraray ciidan ka tirsan kuwa Shebaabka. Labo askari oo Jibuutiyaan ah meesha lagu dilay, meesha askartii Shebaabkana, oo labo ahaana, meesha lagu dilay.