Keydmedia Online Topic page

Galmudug

Editorial Keydmedia Online | 13 October 2020

Waxaa jira isbedelo badan oo ka dhacay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb kadib markii Maamulkii Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo muddo dheer halkaasi maamulayey looga saaray qaab siyaasadeed iyo awood ciidan oo wadajira.

News Keydmedia Online | 30 July 2022

Hadal uu warbaahinta maanta ka jeediyay magaalada Dhuusamareeb, James Swan ayaa u xaqiijiyay Madaxweynaha Qoor-Qoor inay la garab taagan yihiin maamulkiisa kaalmo bini'aadantinimo, si wax looga qabto xaalada abaarta ee ka jirta Galmudug.

News Keydmedia Online | 4 June 2022

Qoor-Qoor ayaa ahaa shaqsi aad ugu dhaw Farmaajo, oo sidoo kale kamid ahaa dadkii ka qeyb qaatey ololihiisa dib u doorashadda ee fashilmay.

News Keydmedia Online | 12 February 2022

Labada Musharax ee guuleystay ayaa horey loo ogaa guushooda, maadaama kuraasta uu u xiray Qoor-Qoor, sida Keydmedia ay u sheegeen Saraakiil katirsan Gudiga doorashadda.

News Keydmedia Online | 1 February 2022

Labada Beelood ayaa isku haya dhul-daaqsin ah, oo xoolaha u daaqi jireen dadka reer guuraagga ah ee degaanka, iyadoo markii abaarta billaabatay uu aad u yaraadeen meelaha cowska ku yaalla.

News Keydmedia Online | 3 January 2022

Cudurka COVID19 ayaa si aad ah ugu baahaya, gudana deeggaanada maamulka Galmudug, iyadoo ay jiraan tiro dad ah oo u geeriyooday.

News Keydmedia Online | 9 December 2021

Walxo qarax ayaa sidoo kale lagu qabtey howlgalka Koonfurta Gaalkacyo, kaasoo kusoo beegmaya xili lagu wada in magaaladda ka dhacdo doorashadda Aqalka Hoose.

News Keydmedia Online | 4 December 2021

Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa diiday inuu la fariisto Ahlu Sunna, kadib markii ay kasoo baxeen Guriceel, oo dagaal qaraar kula galeen bishii lasoo dhaafey.

News Keydmedia Online | 24 November 2021

Cabasho tiro badan ayaa ka soo yeeraysa xilligan qoysas reer miyi ah oo ku dhaqan degaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud oo ka tirsan Maamulka Galmudug.

News Keydmedia Online | 22 November 2021

Galmudug ayaa isku diyaarinaysa doorashadda kuraasta ugu horeysa ee Gollaha Shacabka, oo la filayo inay maalmaha soo aadan Dhuusamareeb ka dhacdo.

News Keydmedia Online | 14 November 2021

Booliska Guriceel ee Galmudug ayaa sheegay in ninkan ay ka soo qabteen miyaga degmadaasi, kadib xog ay ka heleen shacabka oo ka war haayey kiiska dilka ah ee uu ku eedeysan yahay.

News Keydmedia Online | 13 November 2021

Dagaalka markii uu dhamaadey ma jirin miino baaris la sameeyay, waxaana loo faxay shacabka inay dib ugu soo laabtaan guryahooda.