Keydmedia Online Topic page

Ingiriiska

News Keydmedia Online | 17 January 2022

Barlamanka UK ayaa in dhaweyba waday dood la xiriirta madaxbanaanida maamulka Somaliland, oo ka mid ah dhulka Soomaalida ee uu soo maamulay gumeystaha Ingiriiska.  

News Keydmedia Online | 30 October 2021

Saraakiil militeriga Ingiriiska katirsan ayaa ku sugan Soomaaliya, iyagoo qiimeynaya xaaladda kahor inta Ciidanka lasoo wado aan imaan, kuwaasoo la filayo sanadkan cusub ee 2022.

News Keydmedia Online | 19 January 2022

Dowladda Ingiriiska ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan gooni isku-taagga Somaliland, iyadoo u sheegtay maamulka Muuse Biixi inuu aqoonsiga ka raadiyo Muqdisho.