Keydmedia Online Topic page

Somaliland

Warar Keydmedia Online | 29 September 2021

Somaliland claims it seceded from the rest of Somalia in 1991 and has nothing to do with elections in Mogadishu.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2021

Kadib markii mucaarado iyo diidmo kala kulmay siyaasiyiinta Somaliland ayuu ku qasbanaadey inuu la yimaado Musharax malxiis ah oo isaga diiwaangeliyay.

Warar Keydmedia Online | 27 September 2021

Gobolka Sool oo Somaliland qabsatay 2007 ayaa dadka degan intooda badan kasoo horjeeda gooni u goosadka, waxayna taageersan yihiin midnimada iyo wadajirka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 5 September 2021

The pact was inked at the residence of the Speaker of the Upper House Abdi Hashi in the presence of the Chief of the Supreme Court Bashe Yusuf Ahmed, and the deputy prime minister Mahadi Guled.

Warar Keydmedia Online | 4 September 2021

Muuse Biixi ayaa dhawaan isku shaandheyn ku sameeyay Gollahiisa Wasiiradda, isagoo xilalka ka qaadey xubno hore oo Mucaaradka kamid ah.

Warar Keydmedia Online | 1 September 2021

Rooble ayaa lagu eedeeyay inuu la saftay ku xigeenkiisa Mahdi Guuleed, oo raba in isaga looga dambeeyo doorashadda kuraasta Somaliland.

Warar Keydmedia Online | 28 August 2021

Maamulkan oo 30 sano sheeganayay gooni u goosad ayaan helin aqoonsi caalami ah, iyadoo loola macaamilo sida gobol kamid ah Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 7 August 2021

Wuxuu Rooble ku booriyay xubnaha guddoonka la doortay in ay dargaliyaan sida ugu dhaqsaha badan doorashooyinka  iyagoo kaashanaya Guddiga heer Federal ee FEIT.

Warar Keydmedia Online | 3 August 2021

Wuxuu ahaa tartanka mid adag, oo looga adkaadey Xisbiga talada haya ee Kulmiye, kaasoo doorashadii May 31 ku guuldareystay inuu helo aqlabiyadda Xildhibaanada.

Warar Keydmedia Online | 17 July 2021

Hanaanka doorashadda Baarlamaanka ayaa u muuqda mid aan lagu wada qanacsanyn, oo ay soo baxayaan tabashooyin ay qabaan saamileyda qaar.

Warar Keydmedia Online | 27 June 2021

Farmaajo ayaa joojiyay lacagtii deeqbixiyaasha ugu tala-galeen Somaliland, oo sanduuq gaar ah loogu shubi jiray.

Warar Keydmedia Online | 24 June 2021

Maamulka Somaliland ayaa raadinaya aqoonsi mudo 30 sano ah, iyadoo wali aan jirin hal wadan oo aqoonsaday tan iyo 1991.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 26.3°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)