Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 16 July 2022

Labada Ganacsade ee la dilay labadii habeen ee ugu dambeysay ayaa kasoo wada jeeda beesha Saleebaan ee Habargidir, waxaana la rumeysan yahay in arrimo la xiriira dagaalkii Baxdo, ee lagu laayay Al-Shabaab loo beegsaday.

News Keydmedia Online | 9 July 2022

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safarkiisa seddexaad maanta ku aadday dalka Eritrea, oo mudo labo sano ah lagu tababaray Ciidamo Fahad Yaasiin si qarsoodi ah ugu diray.

News Keydmedia Online | 9 July 2022

Masjidka oo Maanta ka daah-furay, ayaa waxuu kulmiyay madax sare oo kale duwan, kuwa hadda xafiiska joogo iyo kuwa hore, oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu kamid yahay.

News Keydmedia Online | 2 July 2022

Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee Turkiga uu tababarey, ayaa sidoo kale burburiyey saldhigyo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab, kuwaasoo intooda badan howlgalka lagu dilay.  

News Keydmedia Online | 2 July 2022

Isagoo ka hadlay Munaasabadda 1-da Luulyo, Lafta-Gareen ayaa sheegay in dhalinyaradii laf-dhabarka u ahaa dalka maskaxdooda la bedelay, laguna shubey barnaamjiyo kale oo ajnabi wato.

News Keydmedia Online | 2 July 2022

KDF ayaa sheegtay in ciidamadooda ay xoojin doonaan howlgallada ay ka wadaan xuduudka Kenya iyo Soomaaliya, iyadoo ay wehliyaan laamaha kale ee amniga iyo taageerada dadka deegaanka si loo nabadeeyo deegaanka si looga sifeeyo argagixisada Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 1 July 2022

Markii uu xilka wareejinayay Farmaajo wuxuu khudbadiisa ku sheegay in 5,000 oo askari oo dhameystay tababar ay diyaar ku yihiin Eritrea, oo dowladda cusub laga doonayo inay soo qaado.

News Keydmedia Online | 29 June 2022

Yaasiin Fareey ayaa kamid ahaa Kooxdii Fahad Yaasiin uu hogaaminayay ee afduubka iyo dilka Ikraan Tahliil fulisay, haddana kamid noqday Baarlamaanka 11aad.

News Keydmedia Online | 25 June 2022

U yeerista ayaa timid maalmo kadib markii Bayle uu sheegay in qasnadda dowladda aan wax lacag ah ku jirin, islamarkaana khatar ku jiro Mushahaarka Ciidamada.

News Keydmedia Online | 25 June 2022

Madaxweynaha ayaa hadda ku jira Gurigiisa, oo shaqada uu kawado kadib markii laga helay caabuqa Covid-19, waxyar kadib booqashadiisa Imaaraadka.

News Keydmedia Online | 25 June 2022

Wuxuu sidoo kale balan-qaadey magacaabista Golle Wasiiro oo tayo leh, oo wax ka qaban kara xaaladaha adag ee ka jira dalka, sida amniga, dhaqaalaha iyo abaarta.

News Keydmedia Online | 25 June 2022

Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in dhamaan Xildhibaanada ay aqbaleen maacaabista Ra'iisul Wasaaraha cusub, oo noqonaya midkii 21aad oo soo mara dalka.