Keydmedia Online is under expansion!
Lafta-Gareen ayaa mudo-xileedkiisa ku eg Maanta, 19-ka December, waxaana uu sameystay korarsi ay kasoo horjeysteen Siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed.
Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaq Ciidan oo uu wado Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland C/rashiid Janan.
Soomaalida ayaa shantii sano ee ugu dambeysay aad u gashay Turkiga, iyagoo ka kala yimid dalka iyo dibaddiisa, waxayna ku sameyeen maalgashig xooggan.
Magaaladda waxay gacanta dowladda soo gashay 2014 xiligii Xasan Sheekh Madaxweynaha ka ahaa Soomaaliya, waxaana ku sugan Ciidanka ATMIS.
Waa booqashadii ugu horeysay oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku tago dalka Qatar, tan iyo doorashadiisii May 2022.
Waxaa Maanta lagu soo bandhigay degaanka Furqaan ee katirsan goobihii dhawaan lagala wareegay Al-Shabaab, ee duleedka degmada Aadan Yabaal.
Al-Shabaab ayaa wajahaysa guul-darro isdaba joog ah oo kala kulantay dagaalka dalka ka socda, kaasoo dowladda kula wareegtay degaanno badan.
Farmaajo ayaa Gedo ka saarey gacanta Axmed Madoobe, kadib markii uu u ciray Ciidan Turkiga oo tabararey oo Gogor katirsan, kuwaasoo dagaal kula galay Beled-Xaawo askarta Jubbaland 2021.
Wuxuu ahaa nin Gedo xasiliyay, oo aan Al-Shabaab uga baqi jirtay, waxaana lagu amaaney doorkii uu ka qaatey Nabadda intii uu ifka joogay, oo shaqada NISA hayay.
Shirkan ayaa Sheekh Aadan Madoobe ku dhawaaqay 19-kii November 2022-ka, markii uu arkey xaaladaha adag uu maraayo dalka gaar ahaan Koonfur Galbeed.
Waa booqashadii 2aad oo Xasan Sheekh ku tago gobolka Minnesota mudo 8 sano gudahooda, waxaana markan ay kusoo aaday xili Soomaaliya ka duwan tahay sidii hore.
Fahad Yaasiin wuxuu la kulmay cawaaqib xun, oo ka dhashay ficiladiisa, waxaana Siyasaadda looga saarey si fool-xun, oo Casharo u ka baran doono.