Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 3 September 2022

Waxaa loola cararay Isbitaalka Digfeer oo Goobta lagu dhawaacay ka dhaw, waxaana la sheegay xaaladda Bilaal Bulshaawi ay halis tahay balse dhaqaatiirta ayaa sheegay in la filayo in uu badbaado.

News Keydmedia Online | 27 August 2022

Maxamed Barrow wuu ahaa nin dhalinyaro ah, oo leh xaas iyo Carruur oo u shaqeynayay, isagoo Darawal ahayd xirfadda uu ku xamaasho.

News Keydmedia Online | 20 August 2022

Al-Shabaab ayaa Muqdisho xalay ku qaadey weerar xooggan, oo geystay khasaarooyin kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh.

News Keydmedia Online | 14 August 2022

Bishii June ee 2021, siddeed iyo toban ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu toogtay magaalada Gaalkacyo ka dib markii lagu helay inay ka tirsan yihiin kooxdan ku xiran Shabakadda Al-Qaacidda.

News Keydmedia Online | 30 July 2022

Hadal uu warbaahinta maanta ka jeediyay magaalada Dhuusamareeb, James Swan ayaa u xaqiijiyay Madaxweynaha Qoor-Qoor inay la garab taagan yihiin maamulkiisa kaalmo bini'aadantinimo, si wax looga qabto xaalada abaarta ee ka jirta Galmudug.

News Keydmedia Online | 30 July 2022

Saadaasha ayaa tilmaamaysa in xaaladda bini'aadanimo ay kasii dari doonto bilaha soo socda, iyadoo xilli roobaadkii shanaad uusan si fiican uga di'in guud ahaan dalka.

News Keydmedia Online | 30 July 2022

Mustafa Maxamed, madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa khamiistii ka digay in Al-Shabaab ay isku dayaan in ay soo qaadaan weerar cusub in kasta oo laga adkaaday isla todobaadkan.

News Keydmedia Online | 23 July 2022

Labada dhinac ayaa kala sheegtay guulo kala duwan, waxaana jirin ilo madax-banaan oo xaqiijinaya khasaaraha dhabta ah ee dagaalka.

News Keydmedia Online | 22 July 2022

Deggaano ka tirsan Dowlad deggaanka Soomaalida Itoobiya ayuu iminka ka soconayaa dagaal u dhaxeeya Al Shabaab iyo Liyuu boolis.

News Keydmedia Online | 16 July 2022

Kenya iyo Soomaaliya ayaa wadaagga xuduud dheer oo xirnayd mudo 10 sano ah, balse lagu marayay qaab qarsoodi ah, oo aan sharci ahayn, iyadoo weerarada Al-Shabaab-na ka gudbayeen.

News Keydmedia Online | 16 July 2022

Booqashadda ayaa billaabatay shalay duhurkii, waxaana uu qorshaha ahaa inuu labo maalin oo buuxda joogo, maalin uu Uhuru la kulmayo iyo Maalin Jaaliyadda Soomaaliya ee Nairobi.

News Keydmedia Online | 11 June 2022

Labada qarax ayaa ahaa kuwa lala eegtay Ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya, waxayna geysteen khasaarooyin dhimasho iyo dhaawac isagu jira.