Dhallinyaro isxilqaantay oo dadkooda Daawo gaarsiiyay
Kooxda Al-Shabaab ayaa wali beegsi ku haysa Saldhigyadda Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.
AFRICOM way ka gaabsatey inay bixiso macluumaad ku saabsan dalalka la dejinayo Ciidanka Mareykanka ee laga soo qaadey Soomaaliya.
Howlgalka ayaa yimid kadib markii Habeenkii Jimcaha Qarax lagula eegtay Ciidanka Puntland nawaaxiga Iskuulka Cumar Samatar ee Waqooyiga Gaalkacyo.
Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Kulanka looga hadli doono Maalgashiga dalka iyo Amniga, oo ah labo arrimood oo isku xiran.
Cabdikariin Xuseen Guuleed wuxuu soo noqday dowladdii Xasan Sheekh Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga kadibna Madaxweynaha Galmudug.
Cismaan Ibraahim ayaa bishan gudaheeda Baydhabo ku dilay qof shacab ah, oo lagu magacaabi jiray Axmed Madnuur Mursal.
Shir muhiim ah oo ku saabsan khatarta ay leeedahay lacagaha la dhaqo ee been abuurka iyo maal-gashiga argagaxisada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Qarax loo adeegsaday miidanada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay dagmada Shibis ee Goobolka Banaadir.
Kooxda Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe la wareegtay muddo kooban gacan ku heynta degaanka Raaga-Ceelle oo ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe.
Shanta Madaxweyne ee Dowlad Goboleedyada ayaa shir khadka taleefanka ah oo ay habeen hore yeeshay waxa ay kaga hadleen arimaha cakiran ee ka taagan hab-maamulka doorashooyinka iyagoo muujiyay isku soo dhawaansho.
Qaraxa ayaa geystay khasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac, oo soo gaarey askartii lala eegtay.
Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa dilay ugu yaraan 189 dagaalyahan oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab kadib weerar qorsheysan oo lagu qaaday goob ay ku shirayeen.