Ciidamo Milatari ah oo xirtay isgosyka KM-4 ee Muqdisho

Ciidankan ayaa ilaalinaya amniga musharraxiinta kasoo horjeeda Farmaajo.

Warar Keydmedia Online
Ciidamo Milatari ah oo xirtay isgosyka KM-4 ee Muqdisho

Ciidamo aad u badan oo Milatari ah ayaa lagu soo waramayaa in haatan ay xirteen isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana ay sugayaan ammaanka Hotel Afrik, halkaas oo ay ku shirayaan midowga musharraxiinta, iyaga oo halkaasi u diidaya in ay gaadiidka isticmaalaan.

Ciidamadan ayaa ah kuwo aad u hubeysan, waxaana la filayaa in musharraxiinta ay kulankoodan kaga hadlaan arrimo aad u xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dalka.

Wixii kusoo kordha kala soco KON.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.