NISA oo howlgal ka wadda B/xaawo

Howlgalkan ayaa ah mid lagu sheegay in amniga degmada lagu sugayo

Warar Keydmedia Online
NISA oo howlgal ka wadda B/xaawo

Wararka ka imaanaya degmada B/xaawo ayaa waxay sheegayaan in ciidanka NISA ay halkaasi ka wadaan howlgal ballaaran oo la sheegay in ammaanka lagu xaqiijinayo.

Cabduqaadir Xuseen Ibraahim, taliyaha NISA ee B/xaaqo ayaa u sheegay warbaahinta in ciidankan lasoo dhoobay magaalada ay sugayaan amniga, sidoo kalena ay ka hortagayaan weeraro ay fuliyaan Al-shabaab.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.