Keydmedia Online is under expansion!
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Kooxda Al-Shabaab ay weerar jidgal ah ku qaadey Kolonyo ay wateen Ciidamada Itoobiya.
Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ka digay go'aanka Trump ee Ciidanka Mareykanka looga soo qaadayo dalka Soomaaliya.
Go'aanka ayaa fursad siinaya Al-Shabaab, waxuuna dhabar-jab ku noqonayaa AMISOM oo mudo 13 sano ah u awood waysay inay Kooxdan dalka ka saarto.
Saraakiisha ayaa sheegay in dagaalka uu yimid, kaddib markii Al-Shabaab ay weerartay Saldhiga AMISOM ee nawaaxiga degmada Baraawe, waxaana labada dhinac soo gaarey khasaaro.
Maamulka Axmed Madoobe ayaa xukuma Afmadow, waana degmada kaliye ee hoostagta Kismaayo, waxaana doorashadda gudoomiyaha cusub kusoo beegmaysaa xili xiisad jirto.
Warkan ayaa soo shaac baxay kadib markii dhawaan xabsiga la dhigay Taliyihii DANAB Ismaaciil C/maalik, oo lagu eedeeyay musuq-maasuq iyo amar-diido.
Duleedka Muqdisho xeryo barakacayaal ku yaalla waxaa soo gaarey magaalihii lasoo dhaafay boqolaal qoys oo sheegay inay kasoo carareen duqeymaha Mareykanka.
Qaraxa ayaa imaanaya xili Al-shabaab iyo Ciidanka Dawladda ku dagaalamayaan inta u dhacaysa Balcad iyo Jowhar.
Maxkamadda ayaa xukun ku ridi doonto raggan 22-ka October, 2020.
Fahad Yaasiin ayaa xiriir dhaw kala dhaxeeya Al-Shabaab, waxaana lagu eedeeyay in Saraakiil katirsan Kooxdan uu u fudueeyay inay kamid noqdaay NISA.
Tan iyo markii Ahlu Sunna meesha ka baxday, Al-Shabaab ayaa isku dayaysa inay dib ula wareegto Dhuusamareeb iyo magaalooyinkii kale ee mudada dheer gacanteeda ka maqnaa.
Al-Shabaab ayaa si aad ah u dhex-gashay hay'adaha dawladda, gaar ahaan kuwa amniga, iyadoo hore ay shaqaale dawladeed ay u fuliyeen weeraro iyo falal amni darro.