Keydmedia Online is under expansion!
Shirka ayaa waxaa looga wada hadlay xaaladda siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka Soomaaliya, waxaana si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha doorashooyinka dalka.
Shirka ayaa la isku afgaran waynayaa labada ajande ee kala ah doorasho qof iyo cod ah, oo Farmaajo uu wato iyo mida dadban oo Maamul Goboleedyada ku baaqeen.
Madaxda dowladda Soomaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ee ku kulansan Dhuusamareeb ayaa loogu baaqay inay dantooda gaarka ah ka hormariyaan danta guud.
Wuxuu tilmaamay in Madasha Xisbiyada Qaran ay diyaar u tahay in ay soo dhaweyso tilaabo walba oo looga hadlaayo Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya,
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa isku mari la' ajandooyinka Shirka ay yeelan doonaan, waxayna qarka u saaran yihiin inay ku kala tagaan Dhuusamareeb.
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo illo ku sugan magaaladda Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dhinacyada wali aan isku fahmin ajandooyinka Shirka.
Rag hubeysan ayaa la sheegay inay rasaas xoogan ku fureen dad ku sugnaa tuulada Orshe ee ku taalla inta u dhexeeysa deegaanada Gaddoon iyo Xiindheere.
Madaxda Maamul goboleedyada ayaa u arka Qodobka madaxweynaha in ay ku hoos duugantahay muddo kororsi.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishkuur ayaa sheegay in Golaha Shacabka uu ansixiyey sharci dhigaya doorasho dadban, taasoo ah in kuraasta Baarlamaanka lagu soo xulo 4.5.
Arintaan ayaa ku soo aadeyso xilli dalku galay marxalad kala guur ah, iyo is xulufeysi taageero loogu raadinayo madaxweyne farmaajo oo diidan in uu kursiga ka dego February 8, 2021.
Kheyre iyo Qoor Qoor ayaa billowgii kulanka ku sugnaa, balse markii dambe isaga baxay, iyadoo ay isagu soo hareen Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo wadahadal gaar ah yeeshay.
During his stay in Dhusamareeb, the President will Chair the Consultative forum and also hold separate meetings with regional government officials, local elders, as well as members of the civil society.