Dhallinyaro isxilqaantay oo dadkooda Daawo gaarsiiyay
Kenya ayaa u muuqata mid aan dooneyn in ciidnkeeda ay kala baxdo Soomaaliya, maadaama tacaddiyo lagu eedeeyey.
Gedo waxaa ka jira loolan xooggan oo u dhaxeeya Axmed Madoobe iyo Farmaajo oo isku haya maamulka gobolka, oo dadka degan ay diideen Maamulka fadhigiisu yahay Kismaayo.
Degmooyinka gobolka oo dhan waxay gacanta ugu jiraan dawladda, oo kala wareegtay dhawaan maamulka Axmed Madoobe, kaasoo aan taageero ka haysan shacabka Gedo.
Ururka 49-aad ee Ciidan xoogga dalka ayaa saldhigyo ku leh degmada, waxayna Saraakiisha ay sheegeen inay iska caabiyeen weerarka Al-Shabaab.
Xalay waxaa ka dhacay degmada dil loo geystay askari kamid ahaa Ciidanka dowladda Federaalka dhawaan geystay gobolka Gedo, kuwaasoo dagaal la galay dhowr jeer kuwa Jubbaland.
Dowladda Farmaajo ayaa laga dalbaday inay Tallaabo ka qaado Ciidanka Kenya.
Saraakiisha amniga degmada ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid lagu aasay gudaha Maqaayadda, oo inta badan si joogto ah u tagaan askar katirsan dowladda, oo halkaasi shaah iyo cunto u doonta maalin kasta.
Waxaa jira Iskuulo si gaar ah loo leeyahay oo ku yaalla Muqdisho, kuwaasoo Ardayda fasalada qaar ka bootiya, taasoo keentay in Waxbarashadooda ay liidato, sida uu sheegay Goodax.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sameeyay tanaasul si uu u qanciyo Axmed Madoobe, isagoo ogolaaday in Ciidamadda dowladda laga soo saaro Gedo.
Axmed Madoobe ayaa qori caaradiisa kula wareegay Kismaayo, isagoo dalka kusoo hogaamiyay Ciidanka Kenya oo tacadiyo dilal iyo kufsi isagu jira ka geysanaya Jubbooyinka iyo Gedo.
Xiisadda amni iyo mid siyaasadeed ayuu Farmaajo ka abuuray gobolka Gedo, taasoo ka dhalatay cawaaqib xun oo shacabka ka dhaxleen, waxaana saameyn ku yeelatay hanaanka Federaalka Soomaaliya.
Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu hurinaya dagaalka Gedo, halkaasi oo uu u diray Ciidamo iyo hub horaantii sanadkan, taasoo horseeday dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaarey dadka shacabka ah.