China calls for int’l support to improve Somalia’s security, humanitarian situation
Magaala xeebeedka Hobyo ayaa ku jirta hadda soo kabasho, waxaana ka socda dib u dhis iyo maalgashi ballaaran.
Dekadda Magaalada Hobyo ayaa maanta waxaa kusoo xirtay markab siday cunto, bagaash, qalab dhismo iyo Gawaari.
Kulankaan oo ah Midkii ugu horreeyay oo Qoor Qoor la yeesho Safiirka tan iyo doorashadiisii Febuary 2020, wuxuuna kala hadlay goorta la fulinayo ballanqaadkii Qatar ee dhismaha Dekedda Hobyo.