Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 19 March 2022

Ilaa iyo sanadkii hore, 80% ee 275-ka kursi ee Golaha Shacabka ayaa la soo gabagabeeyay 15-kii bishii Maarso, halka 20% aan la soo xulin sababo la xiriira khilaafyada beelaha iyo madaxda siyaasadda.

News Keydmedia Online | 18 March 2022

Qatar ayaa xiriir dhaw la leh Fahad iyo Farmaajo oo u fadhiya Villa Somalia, waxaana Mahdi Guuleed oo kamid yahay guul-wadiyaasha labada shaqsi ee ugu awoodda badan dowladda.

News Keydmedia Online | 17 March 2022

Labo Kursi oo ay leedahay Beesha Cumar Maxamuud, ee degta gobolka Mudug ayuu Deni doonayaa inuu boobo, oo ku darsado liiska Xildhibaanada uu codkooda ku tashanayo, Maadaama uu yahay Musharax Madaxweynaha Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 17 March 2022

Boqolaal askari oo Kenyan ah ayaa lagu dilay Soomaaliya tan iyo 2011, iyagoo lagu weeraray saldhigyadda Ceel-Cadde iyo Kulbiyow.

News Keydmedia Online | 17 March 2022

Liiska Magacyada wali ma aysan shaacin dowladda Mareykanka, balse waxaa jira warar sheegaya inay madaxda isagu jiraan kuwa hadda jooga iyo kuwa hore.

News Keydmedia Online | 16 March 2022

Waxay ugu baaqeen Maamulada inay faraha kala baxaan howsha dhaarinta Xildhibaanada cusub, taasoo ay sheegeen inay u taallo Gollaha Wadatashiga Qaran.

News Keydmedia Online | 16 March 2022

Ciidanka Mareykanka ayaa laga saarey Soomaaliya 14 bilood kahor, waxaana la geeyay dalalka Jabuuti iyo Kenya, oo saldhigyo ku leeyihiin.

News Keydmedia Online | 16 March 2022

Kuraasta Garbahaarey ayaa lagu tilmaamay inay yihiin caqabadda ugu weyn ee doorashadda Soomaaliya hortaagan, taasoo keentay dib u dhacyo isdaba-joog ah.

News Keydmedia Online | 16 March 2022

Gudiga doorashadda ee FEIT ayaa loogu baaqey inuu faraha kala baxo ariimo aan khuseyn, islamarkaana uu joojiyo khilaafka cusub ee uu abuurayo.

News Keydmedia Online | 15 March 2022

Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa ka baxay khatartii xayiraadda safarka Mareykanka, taasoo hadda ku foorarta Deni, Axmed Madoobe iyo Guudlaawe.

News Keydmedia Online | 15 March 2022

Bishii lasoo dhaafay, waxay dowladda Mareykanka xayiraad dhanka safarka ah kusoo rogtay Madaxda Soomaaliya, kadib markii ay caqabad ku noqdeen geedi socodka doorashadda iyo dimuqraadiyadda.

News Keydmedia Online | 13 March 2022

Waxay ka dhacday meel ku dhaw tuuladda Wabxo, ee gobolka Galgaduud, oo qeybo kamid ah Al-Shabaab maamusho.