Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

CADDAALADA EEY IGA FILANAYAAN BAL WAATEEEE?

Cabdulqaadir M.Cismaan "Cabdiboqor" (KON) – Aqristoow waxaan ahay Qaadi Maxkamadeed, mushaarkeeygu waa $400/bishii, iyadana joogto uma aanan heli jirin mudo aad u dheer, waloow hadda laga soo roonaanayo.

C/wali Gaas oo ku hor ceeboobay Shacabka Soomaaliyeed ka dib…..

Cabdullahi Ibarhim, (KON) - Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa dhawaanahan la soobaxay dhaqamo aan hori loogu arag Siyaasiyiinta iyo Madaxda Soomaalida, kuwaas oo xittaa aan horay loogu arag Qabqablayaashii dagaalka xilli Cabdiwali laga filaayey in uu gacan ka geysan doono dhismaha qaran Soomaaliyeed oo mid ah, Islamarkaana degan.

Khaa’in garab ma waayo…!

Cabdulaahi Ibrahim — Xasan Sheekh ayaa mar kale ku hor kufay Shacabka Soomaaliyeed, kadib markii uu Raisul Wasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid oo ah Shaqsi ku eedeysnaa danbiyo waaweyn, sida in uu Kenya u fududeeyey in qaato qeyb ka mid dhul-badeedka Soomaaliya.

Cabdi Waliyoow; Orod Cirka gal!

Bashiir M. Xersi — Dad badan oo qabyaaladdu madaxmartay, qabiilkuna ILAAH u yahay ama kuwa la marin habaabiyey, marka ay OSBAARO maqlaan waxay la abbaaraan labaatan jir aan waligii dawlad, maamul, nidaam, kala dambayn iyo arag hannaan marayn, balse, waxay mar walba ka indha saabtaan ama laga indha tiraa kuwa aqoonta iyo cilmiga sheegta ama lagu sheego, ee had iyo jeer ISBAARADU u taal.

153 / 80 - Mac Salaama RW Cabdiweli

Keydmedia Online —Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Saakay billaabay ka doodista mooshinka ka dhanka ah xukuumada uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare C/weli Sheekh, waxaana boggaan kala soconeysa Tebin Toos ah.

« First  <  2 3 4 5 6 >  Last »
back to top