Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Human Rights

Human rights in Somalia.

 

What do you think about this?

zakariye cabdi Caliyer (uk, London)

| Tuesday 26 July 2011

marka hore waa salaamantihiin!

Human rights somalia aad iyo aad ayey ugu bahantahay waayo somalia maanta aad ayey ullitada xalada eey mareyso waa dareemi karaa qof kasta oo wax garad ah! Hadii aan kaaga taabto wax yar sida adduun weynaha nala damacsanyihiin waxeey rabban iney ka dhigan somalia dadka kurdish ah ee loo kala qeybiyay wadamada la dariska sida eastern Turkey (Turkish Kurdistan), northern Iraq (Iraqi Kurdistan), northwestern Iran (Iranian Kurdistan) and northern Syria Kurdistan! reer galbeedka marnaba madoonayaan in ee somalia midoobto. laakiin reer galbeed si walba ee wax u lug gooyaan waxaa ka weyn tan illaheey baa ka weyn! taas waxaa ka sii daran marki hore waxaan Qaata ka taagneyn hogaamiye koxeyd>laakiin tan reer galbeedka hadanala damacsanyahay ayaa ka qatar badan taas oo ah in lagu dhax abuuro bulsha weynta somalia dad basaasiin ah. Hadii ee u suurto gasho eyna ku guuleystan tan waxeyna noqoneysa dhibaata ugu weyn u soo fool saarto shacabka somaliyeed. Hadii aan example usoo qaato dad reer falastiin waxaa la arkaa wiil iyo aabihiis oo guri kuwada nool odaygana ushaqeeyo HAMAS, wiilkana ushaqeeyo israel mossad ee basaaska.
xaquuqda waxaa la ilaalin karaa markee jirto dowlad somalia dhexe, oo awood leh..
Email: .(JavaScript must be enabled to view this email address)!

back to top