Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Share this photo

Comment this photo


cartan

| Monday 9 April 2012 ma xuma sawirada lakin waxad meehsa ka sartan sawirada naxdinta leh am dadka dawaca ah iyo dadka abaraha ay ku dhacen .wayo waa ka dheregsanahay dhibatoyinka wadankena ka jira.oo
waxaad ku bedeshaan sawiro quruxda dalkena iyo kuwo taariiq leh oo u gaar dalkeena

mahadsanid

cumarain

| Saturday 31 March 2012 adoo gaas kugu cartamay dalkaagi yahay gal galin, dadka gaajiyo xabadi googaale ku qayb saddeen, hadan gurigaaga gubo ged aad ku dhistaana hayn cidnaba looma galo abaale soomaalaay garo dantaa

Christ

| Tuesday 21 February 2012 Run ahiatni wexey eheed malin wanagsan, lakiin qoraha websitekan waxan xasuusinayaa inuu ka ilobay goobta DJ ama isku dubaridaha dhinaca qalabka iyo farsamada DJ Bashka maxamed.

hussein

| Wednesday 8 February 2012 waa sawir xasuus leh anti bananana somali fruite masha allah walee wadan horamarkisa waxaa baabiyay qabiil quran waxaa intaas dad somalida oo noqoday dad guud ahaan dhaqan lasoo baxay comment qoraal aad ragtid wadad iyo fanaan sheikh iyo shaacir, intaba comment somalida qoraan waa mid negative wax lagu diidan yahay ama looga soo horjeeda fadlan hadalkina ha u bato positive somaliyay si aad hormar,u gartaan xumaanta ka fogaatan,qeyr wadan uga faa ideysataan thanks all
back to top