Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Xaquuqda Aadamiga

Human rights in Somalia.

What do you think about this?

C/rahmaan c/dillaahi

| Monday 19 July 2010

Waxaan aaminsanahay     in xalku ku juro in qolyaha maxkamadaha garbka jubuuti ku wareejiyaan hogaanka muuse suudi qanyare salaad ali jeele bashiir raage iyo c/di qeeybdiid iyo amisom si ey u muquuniyaan kooxaha wato indha shareerka iyo jalaabiibka laga kenay bakistaan iyo tora.boro caadeystayna daadinta dhiiga umada somaliyed si xoog looga saro dalka dibna loogu celyo dalalkii ey ka yimaaden iyaga iyo inta calooshood u shaqeysta yaal ah ow an aqonin dantooda iyo tan walalahooda somaliyed wabilaahi towfiiq

Warsame

| Wednesday 30 June 2010

Walaal sifiican ayaa analys uga bixisay waxii dalka soo maray iyo waxa dadka soomaaliyeed lagudboon. Dhibka waxa uu kataaganyahay waxa weeye walaalkey 40 sano ee lasoo dhaafay way iska yaraayeen dadka u dooda in dalka uu dimokriya u baahanyahay. Waxay gurubyadii siyaasada ku mashquulsanayee in ay dalka qori caradii ku qabsadaan. Dhaqankaas foosha xuun waxaa laga dhaxlay askartii dalka afganbisay.“Hal xaaran ah nirig halaal ah ma dhasho” bay dadkeeno dhahaan.Inta qori iyo xoog maroqsi laga daba ordahayo jiil xalaal ah dalkeena uma dhalanahayo.AL-SHaabab iyo waxa lamidka ah baa taas u marqaatiya. Hadii jilkii hore xiligii askarta nafta u huri lahaayeen in dalka dimokrati lagu sooceliyo halka ay ku ordahayeen qori iyo dagaal, manta xalka sidaan ma ahaan lahayn. Dhibka ay kala kulmaan askartii wuu ka yaraan lahaa dhibka maanta somali oo dhan ku habsadey 20kaan sano.

waxay ila tahay hada in xaalku ku jiro in aan badino dooda ku saabsan dimokratiyada si jiilka danbe aysan qori wax ogu raadin. way iska cadahay in dhib lagala kulmahayo raadinta dimokratiyada, waliba dhib kadaran dhibkii laga la kulmilahaa askartii mar dalka xukumi jirtay. waxaa layiri “waxaa dib u dhigatid baas keedey leedahay”. Dadkii qaangarka ahaa xiligii askarta baa fudeyd iyo fulaynimo darteed dib u dhigay doodii iyo halganka dimokratinimo. Somaliyana wax xun bay ka dhaxashay arintaa. Maanta dadkeena qaangarka ah bay u taalaa in ay dodaas iyo halgankas dhabarka u ritaan. Hadiikale somalia iyo somaalidaba 50ka sano ee soo socda xaalkeeda in uu ka siidoro mooyee kama soo raynayo.

Aad baa ugo mahadsantahay analyskaaga safeexaa iyo dooda garashada ku dhisan.

Walaalkaa ka helay qoraalkaaga:

xx

| Saturday 26 June 2010

waxaan talo ku soo jeedinyaa in dadka soomaaliyeed lagadaayo dhibka iyo tafaraaruqa 20sano iyo waxkabadanba waaladhibaayay dadka waawadadhashay waana is dhalay waana wada dagaa wax dhibna lamaqabin ee siyaasada foolxumada badan ee qofkata uu siyaasi yahay waxba tarimeeyso ee halaceensho dadka iyo dalka iyo diintaba hadii kale waa laga shalaayindoonaa tankale waxaan aheen dad muslin ah ee maxaa keenad kalatakoorka maanta ah waxaas waa oor kicis ee dadoow ila wada arka dhibka taaga maantay waxaana hada lagu ugaartaa waxaan jirin oo kursi raadis ah ee halawada hadlo oo ilaaheey haloolaabto qof kasta waxaa sugaayo qabri yar oo waxa uu kalakulmaayo uusan ogeen ee kabaqa ilaaheeygii ina uuntay oo unaxa dadaka masaakiinta ha waa inta dhibka wadoow qaata rayiga fiican una laabta ilaaheey hanoqdaan shabaab iyo xisbi islaam iyo doowdalda intaas ayaan ku soo gabagabeeynayaa aragtidii aan qabay wabilaahi toowfiiq

Abdulkadir Afgooye

| Friday 25 June 2010

Xuquuqda aadamiga, kalmadaasi markay dhegahaaga ku soo dhacdo
waxay markiiba qaybta xusuusta keydisa ee Maskaxdaadu kuu soo gudbinaysaa qaladaad iyo ku tumasho xuquuq dadyow kala duwan iyo deegaanadooda,balse aqristow kalmadda xuquuqda aadanaha waa kalmad xambaarsan macna weyn oo ay saldhigeeda tahay dhowrista xuquuqda iyo sharafka aadanaha. marka laga hadlaayo xuquuqda aadanaha waxa ku galaysa rajo aad u quurux badan, saadaashuna kheyr iyo horumar baa
muuqanaysa. beryo markay dadku rajo mala´awaal ah dhex dabaashaanna waxaa kuu soo muuqanaysa in waxa la sugayaaba aysan soo socon,maaweelo iyo maalmo ha lagu samirsiiyo uun ay arrintu iska ahayd
arrintuna ay ku dhamaato “dhedo roob noqon waysay” aqristow ugu danbyntii ma dadka ayaan weli isla fahmin waxa ay tahay xuquuqda aadanaha? mise maslaxadaha gaarka ah ayaa ka muhiimsan in la dhowro xuquuq dad ama qaran?.

Mohamed Osman

| Wednesday 23 June 2010

marka hore waad salaaman tihiin bahda KeydMedia. marka xigta waan soo dhaweynayaa barnaamijyada aad soo bandhigteen iyo kuwa aad soo wadaanba.
Runtii aniga ra’yi ahaan Xuquuqda Aadanaha waxaan dhihi lahaa waa labo Eray oo iswata, Xaquuq + Aadami, so Xaquuq waa wax waxtar ama dhib wata ee marwalba ay u baahanyihiin aadanaha sida: Nabad,Deegaan, Nolol,Nadaafad,Caafimaad,Waxbarasho,Shaqo,Xuriyad,tana waxaan isleeyahay waa aasaaska waxyaabaha Xuquuq ah ee Aadamigu lee yahay.
Aadami waa wax walba oo Nool oo dunida jooga markaas
so i think, that is my Opinion, thz

osmaan haji ahmed

| Monday 14 June 2010

waxaan u hambaliyee naa wab ka cusub keydmedia hambaliyo hambaliyo waa fikir fiican Xaquuqda Aadamiga u dooda shacb ka somaliyeed waxaa iinu talinaa in xaqa kahada shaan walaa yaalo

« First  <  8 9 10
back to top