Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Thursday 18 June 2015

Qeybo kamid ah Soomaaliya oo Maanta laga soomin

Dhuusamareeb (KON) - Wararka ka imaanaya Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud oo Ahlusunna xukunto, ayaa sheegaya in Dadka halkaa ku nool lagu Amray in aysan Maanta oo ah Kowda Bisha Barakeeysan ee Ramadaan aysan Soomi karin.

Shirkii Cadaado oo Qarax lagu weeraray

Cadaado (KON) -- Waxaa Saakay Qarax lagu weeraray Xarunta Shirka Cadaado oo ay ku sugan yihiin 400 oo Ergo oo ka qeybgalaysa Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe.

Wednesday 17 June 2015

Keydmedia Online: Ramadan Kariim

Muqdisho (KON) - Wadamada Islaamka ayaa Berri laga soomi doonaa hadii alle idmo, Keydmedia Online waxey u bishaareyneysa guud ahaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida.

 <  1 2 3 4 >  Last »
back to top