Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Muqdisho waxaa ka dhacay xalau howlgal ay fuliyeen Ciidanka NISA, kuwaasoo helay xog ku saabsan in Al-Shabaab weerar maleegayso.

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Doha ayaa safartii sano ee Farmaajo saameyn xoog leh ku lahayd arrimaha siyaasadda dalka, iyadoo wakiil uga ahaa Fahad Yaasiin.

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Ciidamo ka tirsanaa daraawiishta oo uu watay Madaxweyne dani, si ay ula dagaalamaan ciidamada PSF ayaa isku dhiibay Ciidamadii loo qorsheeyey in ay dirirta ku qaadaan, taasoo dhabar jab weyn ku noqotay Dani.

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Doorashadda ka dhacaysa Soomaaliya waxaa hareeyay musuq-maasuq iyo boob baahsan oo Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ku sameynayaan kuraasta Baarlamaanka.

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Dowladaha Soomaaliya Iyo Turkiga ayaa ka wada hadlay, arrimo ay ka mid yihiin ganacsiga iyo amniga, kadib kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Arrintan ayaanan la ogayn habka uu Rooble uga dhaadhicinayo Hoggaanka Villa Soomaaliya, oo isugu quudareynaya inuu boobo kuraas hor leh oo kuwaasi ka badan, si uu ugu soo baxo doorashadda loogu baratamayo jagada ugu sareeya dalka.

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

12-kii April, markii Farmaajo, samaystay muddo kodhitii labada sano, [Sharci-darro], Beesha Caalamka, lama imaan qorshe cad, waxa ay kaliya ku celceliyeen, in dib-u-dhac doorasho, mid is-barbar socota iyo muddo kordhin aan la aqbali doonin.

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun, waxaa magaaladda Ankara ee dalka Turkiga ku geeriyooday Marxuum Prof. Jabriil Afrax Ayaanle.

Warar Keydmedia Online | 28 November 2021

Kulankan oo looga hadlayey mad madowga ka jira arrimaha doorashooyinka ayaa bilawday duhurnimadii maanta, isagoo ahaa mid albaabadu u xiran yihiin. 

Warar Keydmedia Online | 28 November 2021

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa kordhiyey howl galada sharci darrada ah ee ay ku bur burinayaan dukaamada ay leeyihiin ganacsatada yar yar.

Warar Keydmedia Online | 28 November 2021

Waxaa saacadihii ugu danbeeyey Duleedka Muqdisho soo gaaray, barakacayaal qeybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya, uga soo barakacay abaarta baahsan ee xilligan ka jirta.  

Warar Keydmedia Online | 28 November 2021

Kulamo siyaasadeed oo miisaan culus leh ayaaa ka socda Caasimadda, waxaana la filayaa in ay magaalada dib ugu soo laabtaan ciidankii Badbaado Qaran, haduusan Wasiirka 1-aad wax ka qaban boobka doorashada.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 26.3°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)