Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

No Comment #3 | Keydmedia History Clips | Mogadishu 1992 & Mogadishu Today 2012

Saturday 25 February 2012 | 8594 Views | 4 Comments on YouTube

"Like" this Video

www.keydmedia.net // www.facebook.com/Keydmedia // - Part 3 of Keydmedia's No Comment Clips - Muqdisho sidee aheyd 1992 iyo sideey noqotay kadib markii Qandaraas lagu siiyay Burburinteeda Dagaal ooge C/llahi Yusuf - Itoobiya, Shabaab iyo Amisom. Daawade waxaad arkeysaan: Dariiqa dheer ee Warshadaha, Saraha Caymiska, Ex-Kontroll Muqdisho, Isbitaal Banaadir, Aragtida guud ee Masaajidka weyn ee Isbaheysiga, Wasaarada Arimaha Dibada, Wasaarada Qorsheynta Qaranka, Sarta Soobe, Wakaalada Hargaha iyo Saamaha, Barxada Lambar Afar, Hotel Naasa-Hablood, Shaneemo Ekwaatoore iyo Taalada Axmed Gurey oo Taxi-yo hordhoobanyihiin, Sarta Tahliil Warsame, Xarunta Somali Airlineys iyo Aragti Mahcadka Farsamada (Politecnico) oo ey Dowlada Kuuriya (Korea) ee Shacabka Soomaaliyeed u dhistay.

Ma ogeed iney Taxi-yada magaalada Muqdisho Guduud iyo Jaale ahaayeen? Una badnaayeen Baabuurta lagu magacaabi jiray 124 (Centoventiquattro)

Copyright © 2012 Keydmedia Inc. All rights reserved.

Keydmedia on YouTube

All Videos we upload on YouTube are listed here. So you can watch all videos on the KEYDMEDIA-Website. If you want to rate, favorite or comment the videos you can click the YouTube button on the bottom right corner of the video.

back to top