Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Qilaafkii Beesha Gadabuursi iyo Jabhadda SNM! - By Ali Said Hassan

Wednesday 20 February 2013 | 22263 Views | 37 Comments on YouTube

"Like" this Video

#SomaliArchive | SUBSCRIBE for Daily High-Definition Videos from Somalia Hosted by http://www.keydmedia.net - Cali Saciid Xasan Report-yadiisi faraha badnaa ayaa kamid ah Wareysigaan oo uu la yeeshay Saraakiil Sare oo ka tirsanaa Ciidamda Soomaaliya inta aysan Cumar Caarte iyo Cali Mahdi ku dhawaaqin in Ciidamda Soomaaliya ay isku dhiibaan Jabhadaha.

Arintaas ayaa u horseeday Burburkii ku yimid Ciidamda Dowlada Soomaaliyeed, waayo Ciidankii ayaa waxaa la yiri isku dhiibay Jabhad Qabiil.

Cali Saciid Xasan wuxuu Wareysigaan Saraakiishaan kala ah: Sareeye Guuto Yuusuf Talacle, Gaashaanle Sare Eng. Maxamed Mayrane Warsame, G/Sare Maxmad Nuur Faahiye, G/Sare Maxamed oo ah Gudoomiyaha Jabhadda SDA, Eng. Cumar C/llahi Handi kula yeeshay meel la yiraahdo Farjano, Gudaha Itoobiya 11. Febraayo 1991.

Wareysiga waxaa kamid ah Su'aalo ay isweydaarsadeen Cali Saciid Xassan iyo Saraakiishaan oo la xariira Qilaafka u dhaxeeya Beesha Gudabiirsay iyo Jabhadda SNM.

Sariikiishaan waxay Wareysigaan kahor ku sugnaayeen Magaalada Muqdisho, waxayna iskaga soo baxeen Caasimada sidaan horay usoo sheegnay markii Kooxda Manifesto ay yiraahdeen Ciidamadu ha isku dhiibaan Jabhadaha.

Mogadishu, the capital city of Somalia, has for nearly 20 years been a battlefield, a focus for civil war and political, tribal and social conflicts.

// http://www.keydmedia.net
// http://www.facebook.com/Keydmedia
// http://www.youtube.com/Keydmedia
// http://www.twitter.com/Keydmedia

Copyright © 2013 Keydmedia Group. All rights reserved

Keydmedia on YouTube

All Videos we upload on YouTube are listed here. So you can watch all videos on the KEYDMEDIA-Website. If you want to rate, favorite or comment the videos you can click the YouTube button on the bottom right corner of the video.

back to top