Warar Keydmedia Online | 2 August 2021

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS, Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa ku gacan seyray dalab uu shalay u gudbiyay RW Rooble, wuxuuna soo bandhigay taalooyin xal looga gaari karo muran hareeyay kuraasta Soomaaliland.

Qoorqoor ma qaadi doonaa jidkii laftagareen?

Warar Keydmedia Online | 2 August 2021

Qoorqoor ayaa la filayaa inuu dhawaan soo saaro liiska musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS, waxaaa lasoo warinayaa inuu durba cagta saaray jidkii uu maray Lafta-gareen.

Nuug Camel Milk

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 24.7°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

KEYDMEDIA RADIO

ISNIIN 2 AUGUST

Taariikhda & Waajibaadka Baarlamaanka Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 26 July 2021

Sida ku cad jadwalka guud ee doorashooyinka oo ay July 16, 2021, soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF), Axaddi shalay oo ku beegan, July 25, 2021, ilaa 28-ka bishaan, ayaa loo asteeyay in la guda-galo lana soo gabagabeeyo doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taas oo sida muuqata horraanba ka marin-habaawday muddadii loo madlay.

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 25 July 2021

Todobaadkii tagey, waxaa ka billowday dalka guluf dagaal iyo diyaar-garow doorasho oo is-jiid-jiid wadata, iyadoo RW Rooble uu qaadey tallaabo aad loo soo dhaweeyay, uga bogo macluumaad kala duwan, Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

Ciid wanaagsan

Maqaallo Keydmedia Online | 20 July 2021

Maamulka Warbaahinta Keydmedia Online, waxaa ay bulshada Soomaaliyeed ee muslimka ah ugu hambalyeynayaan munaasadda Ciidda Adxda. 

Keydmedia Lists

Warar Keydmedia Online | 30 July 2021

Tan iyo June 26 ayaa la weysanaa Gabadhan NISA katirsanayd, islamarkaan xog xasaasi ah ka heysay dilkii Eng Yariisow iyo Wiilasha loo diray Eritrea. 


Yaa ku soo baxay afarta kursi ee maanta lagu doortay Kismaayo?

Warar Keydmedia Online | 29 July 2021

Jubbaland, ayaa ka mid ahayd, caqabadihii muddada ku hor gudbanaaa doorashooyinka dalka, hayeeshee, ugu danbayn waxa uu Axmed Madoobe, wadanka u furay jidkii doorashada.

Heerka Saddexaad ee COVID-19 oo ka dillaacay dalka

Warar Keydmedia Online | 29 July 2021

Sida ay warbixin ku soo saartay wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, waxaa sii kordhaya tirada dadka Soomaaliyeed ee uu ku dhacayo cudurka Covid-19.


Maqaallo 15 July 2021 0:42

Wasiirka Qorshaynta Jamaal Maxamed Xasan oo ku caan baxay musuq-maasuq xad-dhaaf ah, laguna eedeeyay hishiisyo xaalufiinta khayraadka badda Soomaaliyeed, lana galay shirkado Shiinees ah hishiisyo been ah iyo hab-raacyo hareer marsan xeerarka dalka u degsan.

12/07/1993 "Restore Hope"

Duqowdii lagu dilay duqeynta diyaarado!

Faallo Keydmedia Online | 13 July 2021

Waayeelku waa weelka iyo keydka nolosha laamaheeda ka la duwan, siiba middeeda maan iyo maskax, xis iyo xusuus, oo dadka waaweyni ay ku hayaan laabtooda, iyaga oo ku daraya u jooggooda nololeed iyo waaya'aragnimadooda qofeed, oo isku noqon wixii waa fog jiray, oo lagu qabtay waxa maalmahan taagan.

Isku Si Wax Ma U Qiimaysan Karnaa?

Faallo Keydmedia Online | 12 July 2021

Ibraahin Yuusuf Axmed 'Hawd' — Dawladnimadu waa Hannaan Maamul iyo hab abaabul Bulsheed oo horumarsan, mana jiri karto dunidan cusub Ummad ka maarantaa. Ha ahaatee dawladnimada cusubi dadka Soomaalida wax ay u sidday Hoog iyo Xanuun.


Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 11 July 2021

Todobaadkii tagey, Soomaaliya waxay gashay marxalad doorasho, iyadoo gudiyadda ay doorteen hogaan cusub, balse wali waxaa su'aallo badan la iska waydiinayaa hufnaantooda iyo madaxbanaanidooda, wax badan oo ku dhaafay, kala soco warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

Sheeko

Aniga iyo Muqdisho

Maqaallo Keydmedia Online | 9 July 2021

Inta aynnaan soo gaarin koontaroolka waqooyi ee magaalada laga soo ballaysimaba waxa aan dareemay isbeddal wayn oo aanan asaga oo kale horay u arag: tirada baabuurta iyo dadka laamiga yaacaya ayaan la indhadaraandaray. Dhismayaasha faraha badan iyo dhirta badan ee magaalada ayaa ayaguna la ma filaan igu noqday.

Sidee ku noqon kartaa Farmaajo oo kale

Maqaallo Xasan Mudane | 7 July 2021

Xasan Mudane oo ka mid ah dhallinyarada aqoon-yahannada ah ee wax ka dhiga Jaamacadaha dalka ku yaalla ayaa qoray 10 qodob oo Farmaajo caan ku yahay, wuxuuna ciwaan uga dhigay, SIDEE KU NOQON KARTAA FARMAAJO OO KALE?

Maxay ka tarjumeysaa Ciidamada kala qeybsan?

Warbixin Keydmedia Online | 6 July 2021

Siyaasad xasiloon baa dhasha amni iyo Ciidan Qaran. Askariga lagu qoray qaab qabiil danta dalkiisa kama shaqeyn karo. Afartii Sanno ee lasoo dhaafay Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday wuxuu wuxuu bedelay qaab dhismeedka taliska Ciidanka, isagoo kala qeybiyay Ciidankii Qaranka, taasoo keentay inay askarta kala qeybsanto, oo nidaamka qabiil ku shaqeeyaan.


Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 4 July 2021

Todobaadkan, wuxuu ahaa Todobaad loo dabaal-degay Maalmihii xoriyadda, maadaama uu deraan wadaniyad jiro, dadku waxay iftiinka dowladnimada ka arkeen meel fog, Macluumaadkii ku dhaafay oo rogaal celis ah, ka akhriso Warbixinta Todobaad-laha Keydmedia Online.

Roobow, Qaroole iyo Koofi maxay ku kala duwan yihiin?

Maqaallo Keydmedia Online | 4 July 2021

Taliyaha ciidamada lagu boobo doorashooyinka ee Haramcad Farxaan Qaroole, Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Koofi iyo Afhayeenkii hore ee Al-Shabaab ahna Musharax madaxweyne KGS Mukhtaar Roobow maxay ku kala duwan yihiin?

Nasiib-xumo, Lixdan iyo kow sano oo qasaaro ah

Falanqeyn Keydmedia Online | 2 July 2021

Lixdan iyo kow sano ayaa la joogaa markii halgan ay hoggaaminayeen dhalinyaradii SYL, la isaga dul qaaday saan-cadaalihii ku soo duulay dulka Soomaaliyed, si uu u kala geeyo bulshada isku diinta, isku dalka, isku isirka iyo isku dhaqanka ah, ee Rabbi ku abuuray geeska Africa. 

61-Sano Kadib:

Ma heysanaa gobonimo aan ku faanno?

Faallo Keydmedia Online | 1 July 2021

Xornimadii Soomaaliya waxaa maanta laga joogaa Lixdan iyo kow sano. Waxaa la is weydiin karaa, maxaa inoo hagaagay, maxaase inaga qaldamay. Marxaladeena siyaasadeed, dhaqaale iyo tan dhaqan ee uu dalkayaga ku sugan yahay maanta maxay kaga duwan tahay tii gumeystaha? Waa fallaanqeynta tifaftiraha guud ee KON.