Maqaallo Keydmedia Online | 27 November 2020

Waxaa Sanadahan danbe aad kor ugu kacay xaaladaha furitaanka, burburka Qoyska iyo dayacanka Ubadka, hadaba Qoraalkaan ka Aqriso Furayaasha Guusha Qoyska wanaagsan,  tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Shirkii Musharixiinta Mucaaradka oo abuuray jawi siyaasadeed cusub

Warar Keydmedia Online | 27 November 2020

Waxay isku raaceen Musharixiinta inay qabtaan doorasho, sidoo kalena ay la wareegaan talada dalka, hadii uu Farmaajo sii wado hanaanka isaga uu sameystay ee doorashadda.

Codkeena

Weather Mogadishu, SO

moderate rain 26.3°C moderate rain
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Digniin: Barri ayaan ka nahay rafaadka uu Rooble soo wado 

Falanqeyn Keydmedia Online | 25 November 2020

Soomaaliyeey hala ogaado in Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble reerna ma matalo, raad nin weyna ma leh, waxa uu fadhiyaa meel aan cidina kaga war qabin cidna usaan ku matali, oo haddii uu bahal ku cunayo aan la ogeyn, lagana soo gaarin!

Dowladda N&N & Dastuurka 

Faallo Keydmedia Online | 24 November 2020

Shan Mas’uul ee Dowladda N&N ee Madaxweyne Farmaajo tiir dhexaad u ah ma aqoonsana ama ma akhrininin ama ma fahmin tilmaamaha iyo nuxurka Dastuurka KMG ee hoggaaminaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 23 November 2020

Todobaadkii tagey waxay Soomaaliya gashay marxalad jawhareer siyaasadeed, maadaama doorashadda waqtigeeda uu soo dhawaaday, iyadoo Musharaxiinta ay soo wada gaareen Muqdisho, Keydmedia Online waxay adin soo gudbinaysaa Warbixin ku saabsan dhacdooyinkii ugu saameynta badnaa.

Keydmedia Lists

Warbixin Keydmedia Online | 22 November 2020

Mareykanka ayaa sheegay inuu kahor tagayo nidaamka maalgelinta Al-Shabaab, taas oo sida ay qabaan khubaro ka tirsan Qaramada Midoobe ay ururiyeen in ka badan 21 milyan oo doollar oo ay sanadkii hore 2019 ku bixisay dagaalka, hub iyo Sirdoon.


Axmed Ciise Cawad

Wajiga Musuq-Maasuqa!

Warbixin Keydmedia Online | 21 November 2020

Xil ka qaadista Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaaliya waxaa la aaminsan yahay in ay soo daahday, xilligii loo baahnaa inkastoo aysan ku imaan, haddana Cawad mar hore ayey ahayd in xilka laga xayuubiyo. 

Kalsoonida Nafta

Maqaallo Keydmedia Online | 20 November 2020

Kalsooni waa dareenka aad ka qabto naftaada ama waa waxa aad ka rumeysan tahay naftaada, Jimco wanaagsan akhriste, tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 


Articles from a year ago

Keydmedia Time Machine

Ibrahim Cabdi Geele — Laga soo billaabo markay burburtay xukuumadihii islaamka ahaa ee ilbaxnimada iyo horumarka iftiinka badan ku soo siyaadiyeen dunidan Maanta aan joogno, isbadalka ku sameysay jaahilnimadii hore kuna baddaleen nabad, is dhex gal, iyo casri aan taariikhda dunida hore loo arkin.

Falanqeyn 18 November 2020 0:05

Bogga RAJOCELINTII ee KON | Dagaalkan Soomaali ahaan anagu waxaan u naqaan: ‘Dagaalkii Raanjaris!’ Sidoo kale waxaa loo yaqaan; ‘Battle of Mogadishu’ ama ‘Black Hawk Down’, sidoo kale ‘Battle of Bakaaraha Market’.

DFS oo Muqdisho kusoo deysay dhar cad oo u qaab eg Al-Shabaab

Warbixin Keydmedia Online | 17 November 2020

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxa ay kusoo deysay dhallinyaro aad u badan oo ay sheegtay iney Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ka tirsan yihiin, laakiinse waxaa lakala aqoon waayay kuwa ka tirsan Argagixisadda Al-Shabaab iyo NISA, waa Warbixinta Wariyaha KON ee Muqdisho. 

Dhacdooyinkii Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 16 November 2020

Todobaadkii tagey waxuu ahaa mid ay ka dhaceen dalka dhacdooyin kala duwan. Waxaan warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online adinku soo gudbinaysaa waxyaabihii ugu waawaynaa ee dhacay.


Fahad, Farmaajo & Shabaab

Wada shaqeynta Shabaab iyo Farmaajo

Maqaallo Keydmedia Online | 16 November 2020

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Farmaajo wuu oggolyahay wada shaqeynta Kooxda mintidiinta ah ee Al-Shabaab, “Shaki kuma jiro in laba Shabaab wada Shaqeeyaan” Kooxda Kalamaan.

Waa kuma Fahad Yaasiin?

Taariikhda Madow ee Aabaha Argagixisadda Soomaaliya 

Warbixin Keydmedia Online | 15 November 2020

Waxaa lagu sifeeyey inuu yahay shaqsiga ugu saameynta badan Soomaaliya xilligan, waana gacanta-midig ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Nin is-qariya sidii Axmed Godane, waa taariikhda aabaha Argagixisadda Soomaaliya. 

Galmudug oo wajahaysa Xaalad Adag

Galmudug & Qoor-Qoor

Warbixin Keydmedia Online | 14 November 2020

Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa wajahaya xaalado adag oo cabsi leh, kaddib maalmo yar oo loo sameeyay bun-buunin Waaya-Aragga Galmudug oo dhan ugu sarreeya, waa Warbixin gaar ah oo ay Keydmedia Online ku eegeyso Amniga Galmudug Qoor-Qoor kadib. 

Tabtii aad u noolaan laheyd

Maqaallo Keydmedia Online | 13 November 2020

Waa muhiim in noole kastaahi helaa wax uu ku noolaado. Si taasi ay u jirto waa in la helaa wixii noloshaa salka u ahaa. Waa kuwee, kuwaa asaaska u ah nolosha? Noolaha nolosha u baahanse waa kee? Ma jiraa noole aan nolol u baahneyn? - Waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 


“Farmaajo Dhinaciisa la igama maro!”

Waa kuma Mahdi Guuleed, Afhayeenka Farmaajo? 

Warbixin Keydmedia Online | 12 November 2020

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa wacad ku maray in uu Difaac iyo gaashaanba u noqon doono Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo, Guuleed ayaa lagu tilmaamay inuu yahay mas'uul musuq-maasuq badan islamarkaana nin jeclaysiga ku caan baxay.

‘RAJOCELINTII’ | Q-9AAD

Falanqeyn Ina Cubtaan | 11 November 2020

Bogga RAJOCELINTII ee KON | Qormada oo dheeraatay, ilaa haddana aan daabacay 8 qayb ka dib, hadda ayaan idin duljoojinayaa ujeedka qoraalka, oo inta hore, arar iyo hordhac ka bixin kasmo guud ka dib, waxaa laga ma maarmaan noqotay ifinta laabyadii ay ka wareegeen dhacdooyinkii keenay dagaalkii 03/10/1993, waana sababta ugu weyn ee keentay in qoraalku dheeraado.

MW Farmaajo ma oggolaan doono doorasho xalaal ah

Falanqeyn Keydmedia Online | 10 November 2020

Waa adag tahay in la fahmo sababta xildhibaanno, waxgarad, siyaasin, iyo aqoonyahanno sumcad leh u rumeysan karaan, u rajeyn karaan in Madaxweyne Farmaajo oggolaanayo in doorashada federaalka 2020/2021 ay noqoto mid xalaal ah ama “macquul” ah oo ka roon tii 2016 ayadoo la ogsoon yahay dhowrkaan arrimo. 

Gudiga Ciyaalka Xaafadda?

Gudiga Doorashooyinka…

Warbixin Keydmedia Online | 9 November 2020

Todobaadkii tagey, Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiyada doorashadda iyo Xallinta Khilaafaadka, iyadoo liiska ay kasoo muuqdeen dhalinyaro Ciyaalka Xaafadda.